Alruqya Sheekh Cabdulxaq

Sheekh Cabdulxaq waa mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo isu xilsaaray in uu umadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah ku daweeyo Qur'aanka kariimka ah iyo Ruqyada Sharciga ah.

Sheekhu waxa uu si mutadawacnimo ah Qur'aanka ugu aqriyaa bukaanada la il daran xanuunada ay ka mid yihiin Isha, Sixirka iyo Jinka.

Sheekhu waxa uu howshan kheyriga ah ku soo jiray muddo dheer isagoo Allah ugu dhawaanaya, waxaana Allah ku abaal mariyay in uu si dhib yar uga adkaado shayaadiinka iyo Jin-ka ku jira qofka uu qur'aanka ku aqrinayo, sidaa daraadeed Sheekha tuftiisa iyo Qur'aan akhriskiisa waxaa Allah ku bogsiiay dad aad u tiro badan oo dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool.

Sheekhu waxa uu xarun dadka lagu Qur'aan saaro ka furay magaalada Galdobo ee Gobolka Mudug, xaruntan waxaa lagu magacaabaa Rugta Akhrinta iyo Tufida Qur'aanka kareemka ah ee Towxiid, sidoo kale Sheekhu waxa uu dadka ku Quraan saaraa magaalooyin-ka uu safarka ku marayo.
Video Updates

WAX KA OGOOW INUU XASAD KU HAYO IYO INAAD ADIGA TAHAY XASAD ISKAGA DAAWE AYAADKAN QUR'AN KA AH

WAXAAN JOOGAA KENYA-GAAR AHAAN-MAGALADA-NAIROBI EASTLEIGH WAANA XARUNTAYDA RASMIGAA

Xarunta Rasmiga ah ee Sheekh Rusheeyihii Runta AHAA Nairobi- Kenya

BISMILAAH WAXAAN SHAQADII UU ALLE II ILHAAMIYEY KA WADAA MAGALADA LAASCAANOOD EE GOBOLKA SOOL ALX

SUB XAANA LAAH! GABADHAAN YAR SHEYDAMADA KA DHAX HADLEEYSO WAXA AY SHEEGANEEYSAA

SUBXAANA LAAH WAXA SIXIRTAY SAAXIIBADEED SCHOOLKA LA DHIGATO

SUBXAANAKA YAA CADIIM

ALX SAAXIRKAAN ALLE AYAA JABIYEY